Wareysiga Baahida Bulshada



Sahankani wa iskaa-u buuxi iyo qarsoodi. Ka qeybqaadashadaada iyo jawaabahaaga ma saameyn doonaan waxqabadka aad CAP-HC ka hesho. Fadlan ka jawaab 45-ta suaalood kuna soo rid magacaaga, taleefonkaada, iyo lambarka boostada aad degantahay sanduuqa hoose hadii aad jeclaan lahayd in aan kugu darno fursadda baqtiyaa nasiib oo aad ku guulaysanayso mid ka mid ah afarta $25 kaar hadiyadeed. Ku guuleystayaasha waxa lala soo socodsiin doonaa asbuuca ugu horeeya ee October 2017. Mahadsanidiin.
1. Dhib inte la eg ayay ku tahay qoyskaada helitaanka daryeel caafimaad?


2. Dhib intee la eg ayay ku tahay qoyskaada helitaanka daryeelka ilkaha?


3. Dhib intee la eg ayay ku tahay qoyskaada helitaanka daryeelka caafimaad ee dhimirka?


4. Dhib intee la eg ayay ku tahay qoyskaada heysashada lacag ku filan si ay u daboosho baahida aasaasiga ah?


5. Dhib intee la eg ayay ku tahay qoyskaada helitaanka guriyeyn amaan ah lana aboodi karo?


6. Dhib intee la eg ayay ku tahay qoyskaada bixinta daryeel ubadka?


7. Dhib intee la eg ayay tahay helitaanka daryeelka ubadka kaas oo ah mid furan xiliyada oo aad u rabto qoyskaada?


8. Dhib intee la eg ayay ku tahay qoyskaada helitaanka gaadiid?


9. Dhib intee la eg ayay ku tahay qoyskaada helitaanka ceymis gaari la aboodi karo?


10. Dhib intee la eg ayay ku tahay qoyskaada helitaanka cunto caafimaadka u roon?


11. Dhib intee la eg ayay ku tahay qoyskaada helitaanka waxbarasho sare?


12. Waa maxay shayga kaliya aadka u caawin lahaa si loo daboolo baahida kuwa ku nool gurigaada? (adiga isku dar, caruur, qoys kale ama saaxiibo)
13. Intee qaangaar ee jira 18 sanno ama ka badan, marka laguugu daro adiga, ayaa ku nool reerkaada?
14. Intee cunug oo ka yar 18 sanno ayaa ku nool reerkaada?
15. Meeqa ayaad jirtaa (sannoyin)?
16. Maxaad tahay lab/dhedig?


17. Maxuu yahay isirkaada/jinsiyadaada?
18. Maxay tahay luqadda inta badan looga hadlo gurigaada?
19. Maxay tahay heerka ugu sareeyo waxbarashada aad dhameysay?
20. Maxay tahay xaaladaada shaqada iminka?
21. Shirkadda aad u shaqeysid ma ku siisaa ceymiska caafimaadka?

22. Shirkadda aad u shaqeysid ma ku siisaa waqtiga fasaxa shaqaalaha qaataan?

23. Dadka ka tirsan reerkaada ma leeyihim ceymiska caafimaadka?
24. Ma leedahay ama ma kireysataa gurigaada?
25. Intee ayaad bil kasta ka bixisaa gurigaada (kirada ama deynta)
26. Qofka ka tirsan reerkaada qaato inta la xoogsado iyo mushaarka (kana mid ah qofka iskiisa u shaqeysto)?

27. Qofka ka tirsan reerkaada qaato Dakhliga Sekuritiga Dheeraadka (Supplemental Security Income) (SSI; manaafacaadka itaal darrida)?

28. Qofka ka tirsan reerkaada qaato Qorshaha Maal Gelinta Qoyska Minnesota (Minnesota Family Investment Plan) (MFIP)?

29. Qofka ka tirsan reerkaada qaato Soshal Sekuriti?

30. Qofka ka tirsan reerkaada qaato Kaalmo Guud?

31. Qofka ka tirsan reerkaada qaato dhaxalka ama hawlgabnimada?

32. Qofka ka tirsan reerkaada qaato lacaga shaqo la'aanta?

33. Qofka ka tirsan reerkaada qaato Minnesota Care?

34. Qofka ka tirsan reerkaada qaato masaruufka cunugga ama taakuleynta xaaska?

35. Qofka ka tirsan reerkaada qaato Manaafacaadka ciidanka?

36. Qofka ka tirsan reerkaada qaato kaalmada Caafimaadka?

37. Qofka ka tirsan reerkaada qaato Boonada Raashinka?

38. Qofka ka tirsan reerkaada qaato Fojarka Xullashada Guriga (Section 8)?

39. Ilaha kale dakhliga ee reerkaada, caddee.
40. Ma ku talo jirtaa in aad guurtid dhowrka sanno soo socda?

41. Maxaad u rabtaa in aad guurtid?
42. Xagga ayaad ku talojirtaa in aad u guurtid?
43. Magaaladee ama duleedkee Hennepin Dagmadee ayaad qorsheysatay in aad ku noolaatid?
44. Maxay tahay kooxda dakhliga aad ugu dhaw wadarta dakhliga reerkaada ka hor inta aan laga goynin canshuur sannadkii 2016 (dakhliga guud)?
45. Side ku soo maqashay waxqabadkeena?
Please enter date of completion: *

Please prove that you're not a Robot!

What is + ?